DAAWO;-Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Bulshada Degmada Boon Iyo Hawl Wadeenada Komishanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Bulshada Degmada Boon Iyo Hawl Wadeenada Komishanka.
November 30, 2020 - Written by Editor:

BOON(W,N)Maayarka Degmada Boon ee gobolka awda ayaa ka hadlay khilaaf culus oo ilaa maantii shalay udhexeeyay bulshada dhaqan deegaanka boon iyo xubnaha komishanka ka socda kuwaasi oo isku diidanaa qaabka ay ubilaabmayso diwaan galinta codbixiyayaasha oo shacabka sheegeen n wakhtigu ku yar yahay islamarkaana ay xumaadeen qalabkii diwaan galinta goobaha qaar.

Sidoo kale maayarka boon ayaa sheegay in ugu danbayntii la xaliyay khilaafkaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS