DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo danyar AH. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo danyar AH.
January 11, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka Dawladda Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa sanadkii labaad oo xidhiidha uhir-Galisay Maal galin ganacsi oo lagu kaabayo qoysaska danyarta ee hayntoodu yar tahay ee ku nool gobolkaasi. Kaasi oo ay hirgalinayso xafiiska diwanka sakada ee gobolka gabiley.

150 qoys ayaa saaka ka faa’idaystay fursaddan maamulka dawladda hoose danyarta ku garab istaagayeen , waxaana si rasmiya Ufuray duqa magaaladaasi Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiinka tirsan xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolku ku wareejiyeen dhaqaalihii loo qorsheeyay. Qoysaskan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS