DAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha Ee Ganacsatada Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha Ee Ganacsatada Dalka.
January 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la yeelatay ganacsatada dalka kaasi oo ka qabsoomay rugta ganacsiga Somaliland oo ujeedadiisu ahayd sidii ganacsatadu u adeegsan lahayd adeega boosaha,

Waxaana muhiimada kulankani ka warbixiyy wsiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo xubno kamid ah masuuliyiinta rugta ganacsiga Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS