DAAWO;-Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Kasoo Horjeestay Ganacsade Kooto Loogu Xidhayo Khudaarta Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Kasoo Horjeestay Ganacsade Kooto Loogu Xidhayo Khudaarta Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
January 11, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Bulshada ku dhaqan dhaqan magaalo Ganacsiyeedka togwajaale uu ku ganacsada gudaha magaalada Ayaa sida fiinta uga qayliyay ganacsade doonaya in kooto loogu xidho khudaarta xuduudka wajaale kazoo gudubta ee laga keeno dalka itoobiya oo ay ka xoogsadaan bolaal muruq maal ah iyogaadiid tiro badan oo ay leeyihiin muwaadiniinta reer Somaliland Kaasi oo mudooyinkii danbe ay ka cabanayeen gadiidlayda iyo muruqmaalha magaaladu.

Sidoo kale Shacabka magaalada wajaale ayaa ganacsade cabdi Yuusuf Aar oo ah ganacasadaha doonaya In gaadiidka itoobiyaanka ah ee khudaarka dalkooda kazoo qaadaa ay Somaliland usoo gudbiyaan islamarkaana meesha kasaaray boqolaalka muruq-maalka ah iyo gaadiidlayda ayay ugu qaabeen in uu faraha kala baxa arimahaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS