WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiye faysal Iyo Saylici Oo Goob Fagaare ah Jawaabo Kulul Isku Waydaarsaday,

BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo runta usheegay masuuliyiin xukuumada katirsan xili la furay laydhka laga dhaliyo cadceeda oo ay Somaliland ka caawisay dawlada emaraadku isagoo ugu baaqay in shacabka laga jabiyo laydhka

Sidoo kale waxaa hadalka faysal jawaabo ka bixiyay wasiirka tamarta, madaxwayne kuxigeenka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version