DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha.
January 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa siqotodheer uga hadlay xeerka dekedaha Somaliland oo golaha horyaala

Sdoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa ku baaqay in wax laga badalo xeerkan oo awood badan siinaya madaxwaynaha islamarkaana uu toban meelood kaga jiro xeerka isagoo siinaya awoodo uu xataa cid ku kordhin karo xeerka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS