DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021
January 12, 2021 - Written by Editor:

Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “soltelco”ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Xaafadaha degmooyinka caasimada Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga wada Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021 iyo sidii loogu dari lahaa baahiyaha aas aasiga ee ka jira degmooyinka caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS