DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Arabsiyo Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Arabsiyo Oo Xilkii La Wareegay
January 12, 2021 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee dhawaan loosoo magacaabay degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa manta xilkii kala wareegay gudoomiyihii hore ee degmada arabsiyo.

Munaasibada ay xilka kula wareegayeen maamulka cusub ee degmada arabsiyo iyo maamulkii hore ayaa waxaa xilka ukala wareejiyay Badhasaabka kuxigeenka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS