Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Amar Culus Oo Ay Dul Dhigtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Amar Culus Oo Ay Dul Dhigtay.
January 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Warsaxafadeed kazsoo baxay wasaarada isgaadhiinta iyo technolajiyada Somaliland kuna sexeexan yahay wasiirka isgaadhsiinta Dr cabdiwali Suufi Jibriil ayaa gabi ahaanba lagu laalay ruqsadihii ay haysteen shirkadaha isgaadhsiinta somaliland.

Sidoo kale wasaarada usagaadhsiinta ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawlgala somalland ku amartay in ay mudo 30maalmood gudahooda in ay kusoo codsadaan liisamada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS