Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Sida Ay Diwaangalinta Uga Socoto Gobolada Sool Iyo Sanaag, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Sida Ay Diwaangalinta Uga Socoto Gobolada Sool Iyo Sanaag,
January 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somailand maxamed kaahin ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay diwaan galintu uga socoto gobolada sool iyo sanaag iyo deegaanada badhan iyo dhahar

Sidoo kale wasiir ayaa fariin udiray shacabka somaliland ee gobolada bari.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS