Komishanka Doorashooyinka Oo Wakhti Dheeraada Ah Ku Daray Goobaha Diwaangelinta Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Wakhti Dheeraada Ah Ku Daray Goobaha Diwaangelinta Ee Gobolka Sool.
January 13, 2021 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Komishanka doorashooyinka somaliand ayaa wakhti dheeraada ah ku daray diwaangalinta codbixiyaasha ee gobolka sool.

Gudoomiye kuxigeenka komishanka doorashooyinka ayaa faah faahin ka bixiyay wakhtiga ay ku direen in ay diwaangalintu kasii socoto gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS