Safiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo Ugu fashilmay Hogaaminta Dalka Iyo Qorshayaasha Isaga Iyo fahad Yaasiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo Ugu fashilmay Hogaaminta Dalka Iyo Qorshayaasha Isaga Iyo fahad Yaasiin.
January 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Safiirkii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay somaliya ayaa warbixin dheer oo uu ka qoray xaalada somaliya kaga hadlay sida madaxwayne farmaajo ugu fashilmay hogaaminta dala mudadii afar sano ah ahayd ee la doorta iyo sida uu maamul goboleedyada ula dagalamay

Sidoo kale fasiirkii hore ee dalka maraykanka ujoogay muqdisho ayaa soo bandhigay qorshayaal ay wada fuliyaan madaxwayne farmaajo iyo taliyaha ciidanka Nisa Fahad yaasiin oo uu sheegay in malaayiin dollar ka helaan

Dhanka kale safiirkii hore ee dalka maraykanka ayaa  dawladiisa ugu baaqay in ay Somaliland xafiis ka furato ismarkaana ay midowga Africa kala shaqayso meeqaamka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS