Masuuliyiin Baaq Nabadeed Udiray Shaqaaqo Laba Beeleed Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Buuhoodle. Editor: 3 years ago BUUHOODLE(W,N)-Maamulka gobolka buuhoodle iyo xildhibaan golaha guurtida katirsan oo baaq nabadeed udiray beelo dirir ku dhexmartay deegano katirsan gobolka buuhoodle oo sobobtay dhimashada laba qof HALKAN KAG BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;