WAJAALE NEWS

Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaaladeeda Caafimaad.

BURCO(W,N)-Ehelada cawo cabdirasaaq oo dhawaan magaalada boorama dhaawacyo culus loogu gaystay magaalada boorama ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladeeda caafimaad iyo mudadii ay magaalada burco ka tagtay ee ay boorama tagtay iyadoo gashay jaamacada camuud,

Sidoo kale ehelada cawo ayaa ka hadlay dadka lo ohayo falka cawo lagu dhaawacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;

Exit mobile version