WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Canbaareeyay Xadhiga Afar Wariye Oo Lagu Xidhay Magaalada Boorama.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland ee solja aya si adag uga hadlay xadhiga ay  maamulka gobolka awdal kula kaceen afar wariye oo kamid ah suxufiyiinta ka hawgala magaalada boorama.

Sidoo kae gudoomiye ururka solja sariye ayaa xukuumad ugu baaqay in ay si deg deg ah xoriyadooda ugu soo celiso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version