WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Agaasimaha Cusub Ee Iyo Agaasimihii Hore.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa xilkii ukala wareejiyay agaasimaha cusub ee wasaarada iyo agaasimihii hore ee wasaarada.

Munaasibada ay xilka kulak ala wareegayeen labadan masuul ayaa lagu qabtay xarunta wasaarada taasi oo aykasoo qaybgalay masuuliyiin kala duwan iyomadaxda ka socotay shirkadaha isgaadhsiinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version