WAJAALE NEWS

Doonyo Kaluumaysi Oo Ku Degay Xeebaha Somaliland Oo Lasoo Badbaadiyey.

SAAXIL(W,N)-Laba Doonyood Ama laash oo ku kala degay xeebaha Somaliland ee saaxil iyo lughayaha ayaa lasoo badbaadiyay dadkii saarnaa iyo doontii ay wateenba.

Sidoo kale Mid kamid ah dadkii saaraan laashka degay ayaa ka waramay halkii ay ku degeen iyo mudadii ay ku jireen bada iyo qaabkii loosoo badbaadiyay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version