Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay
February 20, 2021 - Written by Editor:

Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay iyagoo canbaareeyay sheegayna in ay aad uga xunyihiin in dad shacab ah oo si salmi ubanaan baxaya rasaas nool loo adeegsado

Sidoo kale urur goboleedka igad ayaa ciidamada Amisom ugu baaqay in ay dhex ka noqdaan wwaxyaabaha ka dhacaya muqdisho.

COMMENTS
LINKS