WAJAALE NEWS

Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay

Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay iyagoo canbaareeyay sheegayna in ay aad uga xunyihiin in dad shacab ah oo si salmi ubanaan baxaya rasaas nool loo adeegsado

Sidoo kale urur goboleedka igad ayaa ciidamada Amisom ugu baaqay in ay dhex ka noqdaan wwaxyaabaha ka dhacaya muqdisho.

Exit mobile version