DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Wado 2Km Oo Laami Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Wado 2Km Oo Laami Ah.
February 21, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka gobolka gabiley ayaa manta magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ka dhagax dhigay wado laba 2km oo laami rooga ah taasi oo ay hirgalinayso dawlada hoose ee gabiley.

Maayara magaalada gabiley oo hormuud u ah golaha deegaanka ayaa mudadii uu xilka hayay isku balaadhiyay guud haaan degmooyinka gobolka gabiley in uu ka hirgaliyo waxqabad la taaban karo.

Waxaana munaasibada dhagax dhiga wadada laba 2km ee laga hirgalinayo gudaha magalada wajaale ka hadlay badhasaabka gobolka maamulka magaalada wajaale iyo qaarkamid ah shacabka magaalada soo dhaweeyay waxqabadka dawlada hoose ee gabiley.

Dhanka kale maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay xadhiga wadadan iyo qorshayaasha dawlada hoose uga yaala sidii ay mashaariic kala duwan uga hirgalin lahayd gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS