Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo u Kicitamay Wadanka Imaaraadka Carabta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo u Kicitamay Wadanka Imaaraadka Carabta.
February 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Maanta Dalka Imaaraadka Carabta u Dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sagootiyey Madaarka Cigaal International Airport.

COMMENTS
LINKS