WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo u Kicitamay Wadanka Imaaraadka Carabta.

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Maanta Dalka Imaaraadka Carabta u Dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sagootiyey Madaarka Cigaal International Airport.

Exit mobile version