DAAWO;-Hoodo Garays Oo Ka Warbixisay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Kula Kaceen Ciidanka Booliska Somaliland + Dhaawacyada Ay Qabto! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hoodo Garays Oo Ka Warbixisay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Kula Kaceen Ciidanka Booliska Somaliland + Dhaawacyada Ay Qabto!
February 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Saxafiyad Hoodo Garays oo ah gabadh Caanka Ah gayiga somalida ayaa ka warbixisay xadhig iyo jidh dil fool Xun oo ay ciidamada booliska Somaliland kula kaceen maalintii jimcihii iyada oo aan wax danbi ah faraha kula jirin.

Sidoo kale Hoodo Garays ayaa siqiiro leh uga warantay sida ay askartu ugaraaceen iyada iyo hooyadeed oo markaa la socotay iyo dhaawacyada ay gaadhsiiyeen.

HALKAN KA DAAWO HOODO GARAYS OO WARAMAYSA

COMMENTS
LINKS