Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Laba Musharax Oo Wakiilada Iyo Deegaanka Ukala Matalaya Beesha Akisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Laba Musharax Oo Wakiilada Iyo Deegaanka Ukala Matalaya Beesha Akisho.
February 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucid ayaa sirasmi ah u aqbalay laba musharax oo golaha wakiilada iyo deegaanka usharaxan ee gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley ee beesha Akisho.

Munaasibad ayaa  xisbiga ucid ku aqbalay labadan musharax ayaa waxaa goob jog ka ahaa gudoomiye faysal cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS