WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Laba Musharax Oo Wakiilada Iyo Deegaanka Ukala Matalaya Beesha Akisho.

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucid ayaa sirasmi ah u aqbalay laba musharax oo golaha wakiilada iyo deegaanka usharaxan ee gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley ee beesha Akisho.

Munaasibad ayaa  xisbiga ucid ku aqbalay labadan musharax ayaa waxaa goob jog ka ahaa gudoomiye faysal cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version