WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Dalka Itoobiya Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya.

ADIS(W,N)-Wasiirka maaliyada dalka itoobiya Axmed shide ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay dib uhabanyn lagu samaynayo hab maaliyadeedka itoobiya iyo shirkadaha dalka

Sidoo kale wasiir axmed Shide ayaa ka hadlay xaaladaha ka taagan dalka itoobiya

HALKAN KAGA  WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version