DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xadhig Iyo Jidh Dil Ay Sheegtay Saxafiyad Hoodo Garays In Ciidanka Boolisku Ugaysteen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xadhig Iyo Jidh Dil Ay Sheegtay Saxafiyad Hoodo Garays In Ciidanka Boolisku Ugaysteen!
February 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska somaliland ayaa jawaab ka bixiyay cabashada saxafiyad hoodo garays oo sheegtay in ciidanka booliska ee saldhiga qudhac dheer kula kaceen  xadhig iyo jidh dil ay ugaysteen iyada iyo hooyadeed

Afhayeenka ciidanka booliska somaliland gaashaanle sare faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay wax dhaceen ee saxafiyad hooda garays ciidanka isku dhaceen

Sidoo kale afhayeenka ciidanka ayaa sheegay in  saxafiyada oo gaadhi wadataa ka joogsan wayday ciidanka oo ku amray in ay dib uga joogta saldhiga balse ay ugacan qaaday askarigii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS