WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Saajin Oo Xubno Musharixiin ah Boorama Ku Xidh Xidhay.

BOORAMA(W,N)-Siyaasi maxamuud cali hayste ramaax ayaa eedo culus ujeediyay wasiirada xukumada biixi katirsan ee kazoo jeedo gobolka awdal oo uu sheegay in aanay akhriyinba dastuurka ay xilalka qaranka ku hayaan

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa eedo culus ju miisay saajin oo uu sheegay in wwakhtigii laodhan jiray habel ayaa baarlamaanka noo matala uu ka maqnaa dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version