“Shaahaado Aan Soo Marin Wasaaradda Waxbarashada, Qaban Mayno, Warqada Dambi La’aantana Qof Aan Xeer Ilaalinta Ka Sidan Ma Aqbalayno…”Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Shaahaado Aan Soo Marin Wasaaradda Waxbarashada, Qaban Mayno, Warqada Dambi La’aantana Qof Aan Xeer Ilaalinta Ka Sidan Ma Aqbalayno…”Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka
February 24, 2021 - Written by Editor:

Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka somaliand ayaa sheegay in aanay marnaba aqbalay shahaado musharixiintu sitaan oo aanay soo xaqiijin wasaarada waxbarashadu iyo warqada danbi la,aanta oo aanay soo ogolaan xafiiska xeer ilaalintu

COMMENTS
LINKS