WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Sangub Oo Shaaciyay In Uu Markale Usharaxan Yahay Golaha Deeganka Gabiley Iyo Sobobta!

GABILEY(W,N)-Xildhibaan Axmed Maxamed Sangub oo kamid Xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa shaaciyay markale in uu usharaxan yahay golaha deegaanka gabiley

Sidoo kale xildhibaan sangub ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ku kaliftay in uu markale isasoo sharaxo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version