WAJAALE NEWS

Raysal-wasaarihii Hore Ee Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga Iyo Ujeedada Socdaalkiisa.

JIG JIGA(W,N)-Raysalwasaarihii hore ee dalka itoobiya hayla maryiam desaile ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada ismaamulka somalida ee jig jiga

Waxaana waftiga raysalwasaarihii hore ee itoobiya madaarka magaalada jig jiga kusoo dhaweeyay madaxwaynaha ismaamulka somalida mustafe cagjar

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version