DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari “Sheehul Axmar” Oo Ka Hadlay Madashii Lagu Casuumay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari “Sheehul Axmar” Oo Ka Hadlay Madashii Lagu Casuumay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland
February 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaas Rashiid Jaamac Dhari (sheekhul Axmar) oo kamid ahaa siyaasiyiintii kazoo qaybgashay madal hadhimo sharafeed loogu sameeyay suldaan guud ee beelaha Somaliland suldaan Da,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo lagu qabtay deegaanka arabsiyo ayaa soo dhaweeyay suldaanka cusub isagoo soo gaadhsiiyay fariin uu uga siday madaxdhaqameedka beesha ciise oo dhawaan lagu caleemo saaray deegaanka lughaya ee gobolka salal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS