DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shaacinta Labada Musharax Shucayb Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shaacinta Labada Musharax Shucayb Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
February 25, 2021 - Written by Editor:

Musharax Shucayb Maxamed muuse oo cududiis taageero kusoo bandhiagy gabiley iyo xisbiga ucid oo ka markhaatiga kacay.

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga cid eng faysal cali waraabe ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada gabileyoo uu kaga qaybgalay munaasibd lagu shaacinayay laba musharax oo deegaanka wakiilada usharaxan gobolka maroodi jeex oo lagu qabtay magaalada gabiley.

Munaasibad shaacin musharax shucayb maxamed muuse oo usharaxn golaha wakiilada somaliland ayaa ahayd mid si heersare loosoo agaasimay taasi oo aykasoo qaybgaleen waxgarad,dhalinyaro haweenka iyo qaybaha kale ee bulshadu.

Waxaana munaasibad hadalo ka jeediyay gudoomiye faysal cali waraabe iyo labada musharax ee loo qaybtay munaasibad iyo waxgarad kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS