Daawo:”Somaliland Waxay Ilaalinta Xuquuqal Insaanka Kaga Horaysaa Dalal Badan”Saylici | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:”Somaliland Waxay Ilaalinta Xuquuqal Insaanka Kaga Horaysaa Dalal Badan”Saylici
February 25, 2021 - Written by Editor:

Hargaysa(W.N)madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland horumar ka gaadhay dhinaca ilaalinta xuquuqal insaanka,waxaanu sheegay inay dalal badan kaga horayso oo caalamka ah,waxaanu sidaasi ka sheegay Saylici mar uu dhinaca khadka  onlineka kaga qayb galay shir caalami ah.

Halkan kaga bogo warkan

COMMENTS
LINKS