WAJAALE NEWS

Daawo:”Somaliland Waxay Ilaalinta Xuquuqal Insaanka Kaga Horaysaa Dalal Badan”Saylici

Hargaysa(W.N)madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland horumar ka gaadhay dhinaca ilaalinta xuquuqal insaanka,waxaanu sheegay inay dalal badan kaga horayso oo caalamka ah,waxaanu sidaasi ka sheegay Saylici mar uu dhinaca khadka  onlineka kaga qayb galay shir caalami ah.

Halkan kaga bogo warkan

Exit mobile version