DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.
February 25, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa lasoo degtay gaadiid kala duwan oo ka kooban 7gaadhi kuwaasi oo cusub iskuguna jira  gaadiidka gurmadka caafimaadka iyo kuwo kale oo ay baahi wayn uqabtay dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo kale dawlada hoose ayaa lasoo degtay cagafyo iyo gaadiidka qaada xashiishka.

Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka iyo xubno katirsan dawlada hoose ayaa ka hadlay gaadiidka ay lasoo degaan ka maamul ahaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS