DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Markale Shaaciyay In Uu Yahay Musharax Madaxwayne Doorashada 2022! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Markale Shaaciyay In Uu Yahay Musharax Madaxwayne Doorashada 2022!
February 26, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbigawadani cabdiraxmaan cirro oo ka hadlayay munaasibad lagu shaacinayay musharixiin golayaasha wakiilada iyo deegaanka ah ayaa sheegay in uu musharax madaxwayne yahay doorashada 2022

Sidoo kale Gdoomiye cirro ayaa la dardaarmay musharixiin utartamaya wakiilad iyo deegaanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;

COMMENTS
LINKS