“Faysal Cali Waraabe Waa Sunta Kaga Ilmaysiisa Reer Xamarka, Reer Gabileyna Hada Waxay Hadhuudhka Ku Tumaan, Saadaashu Waa Ucid”Musharax Shucayb. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Faysal Cali Waraabe Waa Sunta Kaga Ilmaysiisa Reer Xamarka, Reer Gabileyna Hada Waxay Hadhuudhka Ku Tumaan, Saadaashu Waa Ucid”Musharax Shucayb.
February 26, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Musharax shucayb Maxamed Muuse oo Maalintii shalay ahayd munaasibad u ku shaaciyay musharaxnimadiisa golaha wakiilada ee gobolka maroodi ku qavtay gabiley ayaa ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa taasi oo uu kaga waramay hankiisa musharaxnimo,hadafkiisa iyo waxyaabah uu gobolka gabiley ka qaban doono hadii la doorto.

Sidoo kale musharax shucayb ayaa ka hadlay doorka uu gudoomiyaha xisbiga ucid ku leeyahay ilaalinta qarannimadeeda,difaaca cadowga Somaliland

Dhanka kale musharax shucayb ayaa taageerayaashiisa ku wargaliyay in aanay wax dhimaato ah ugaysan boodhadhka musharixiinta kale isagoo xusay in aanay cidna lagu qasbi Karin waxaanay doonayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS