“In Somaliland Gooni Isku Taagto Snm Kamay Talin Ee Waxaa Go,aansaday…” Xildhiban Cabdiqaadir Jirde. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“In Somaliland Gooni Isku Taagto Snm Kamay Talin Ee Waxaa Go,aansaday…” Xildhiban Cabdiqaadir Jirde.
February 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa ka hadlay cidii ay kazoo go,day in Somaliland ku dhawaaqdo in ay xoriyadeeda lasoo noqotay

Sidoo kale xildhibaan cabdiqaadir Ayaa sheegay in aanay SNM Ka imanin in ay somalilland goosato balse ay ka dadkii iskugu yimid shirka burco ay iyagu ka taliyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS