DAAWO;-Madaxwaynaha D.D.S Mustafe Cagjar Oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Hay’adaha Xuquul Iinsaanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha D.D.S Mustafe Cagjar Oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Hay’adaha Xuquul Iinsaanka!
February 26, 2021 - Written by Editor:

JIGJIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe Muxumed cumar Cagjar ayaa dhaliilay warbaahinta reer galbeedka iyo haayadaha xuquuqal iinsaanka ee wadamadaasi

Madaxwayne cagjar oo ka qaybgalay munaasibad loogu dabaaldagayay ayaa guul ku tilmaamay dawlada itoobiya gaadhay dagaalki ay ku qaaday gobolka tigreey ee itoobiya isagooo wadamada reer galbeedka warbaabintooda ku eedeeyay wararka ay ka baahiyaan xaalada gobolka tigray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS