DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
March 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay arimo door oo la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee inaga soo foole, xidhiidhka isaga madaxwayne biixi

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa Ka hadlay hankiisa musharaxnimo ee doorashada madaxtooyada ee soo socota iyo arimo kale oo muhiim ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS