DAAWO;-Saraakiil Ciidamo Kasoo Goostay Somaliya Oo Cafis Ka Dalbaday Xukuumada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Saraakiil Ciidamo Kasoo Goostay Somaliya Oo Cafis Ka Dalbaday Xukuumada Somaliland.
April 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Saraakiil ciidamo kasoo goostay somaliya ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo cafis ka dalbaday xukuumada Somaliland halkaasi oo ay ku qaabileen hogaanka ciidanka qaranka.

Sidoo kale ciidamadan kazoo goostay somaliya oo ka kooban afar sarkaal oo tababaro caalamiya kusoo qaatay dalka dibadiisa ayaa cafis ka dalbaday xukuumada Somaliland oo ay kazoo jeedaan deegank ahaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS