Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Oo Uu Katirsanaa Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Oo Uu Katirsanaa Iyo Sobobta!
April 5, 2021 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Siyaasi baashe cali jaamac oo xilal wasiir kasoo qabtay xukuumadihii somaliland mudooyinkii danbena kamid ah xisbiga mucaaridka ah wadani ayaa shaaciyay in uu iska casilay xisbiga wadani isagoo faah faahin ka bixiyay sobobta ku kaliftay in uu xisbigaasi iskaga baxo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS