Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Soo Dhaweeyay Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Soo Dhaweeyay Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada!
April 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof cabdisalaan yaasiin oo kamid ururka Somaliland jire ayaa ka hadlay waxka badalka golaa wakiiladu ku sameeyeen xeer no14 furista ururada siyaasada kaasi oo uu sheegay in ay rajo utahay shacabka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS