DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Iyo Musharax Faratoon Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Iyo Musharax Faratoon Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
April 5, 2021 - Written by Editor:

TUKARAQ(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta oo ay weheliyaan wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada faratoon oo hada musharax usharaxan golaha wakiilada ayaa gaadhay deegaanka tukaraq ee jiida hore ee gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS