WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Iyo Musharax Faratoon Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

TUKARAQ(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta oo ay weheliyaan wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada faratoon oo hada musharax usharaxan golaha wakiilada ayaa gaadhay deegaanka tukaraq ee jiida hore ee gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version