WAJAALE NEWS

Amal Bank Oo Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale Ka Daahfurtay Mashruuca Maalgalinta Dhalinyarada.

TOG WAJAALE(W,N)-Bangiga Amal bank ayaa magaalada tog wajaale ka daahfuray mashruuca maalgalinta dhalinyarada ee dhalin kaab kaasi oo lagu maalgalin doono dhalinyarada.

Waxaana daahfurka mashruuca maalinta ee amal faah faahin ka bixiyay gudoomiyaha qaybta wajaale ee amal bank cabdi xaaji.

Sidoo kale waxaa mashruucan amal bank daahfurtay soo dhaweeyay dadwaynaha wajaale

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version