Dawlada Masar Oo Digniin Kama Danbays Ah Udiray Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Masar Oo Digniin Kama Danbays Ah Udiray Itoobiya.
April 5, 2021 - Written by Editor:

QAAHIRA(W,N)-Khilaafka Biyaha wabiga niilka ee udhexeeya dawlada masar iyo itoobiya ayaa circa isku sii shareeraray taasi oo sobobtay in dawlada masar ay hanjaab culus iyo digniin kama danbays ah udirtay dhigeeda itoobiya taasi oo laga cabsi qabo in ay soo deg dejiso dagaal a dhex qarxa

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS