“Waxaan Hore Ujiri Jirin Ayaa Magaaladeenii kusoo Biiray Oo Dabbaa Inagu Soo Kordhay, Cidina Inagumay Soo Duulin” Maamulka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Hore Ujiri Jirin Ayaa Magaaladeenii kusoo Biiray Oo Dabbaa Inagu Soo Kordhay, Cidina Inagumay Soo Duulin” Maamulka Wajaale.
April 5, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada tog wajaale oo markii Uhoraysay ka hadlay gubashada guryaha magaalada oo soo noq Noqday kaasi oo keenay in ay gubtaan guryo badani iyagoo Bulshada reer wajaale ku baarujiyay sidii meel looga soo wada jeedsan lahaa waxka qabashada dab iyo guryaha gubanayee ee soo noq noqday.

Sidoo kale xoghayaha degmada tog wajaale Cabdilaahi xasan samaale ayaa sheegay in aan cidi kusoo duuli reer wajaale hadii ay meel ugasoo wada jeesan waayaan waxka qabashada dabka aanay jiray in nabadgalyo lagu wada noolaan Isagoo bulshada reer wajaale ugu baaqay in ay ciidamada nabad galayada la shaqeeyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS