DAAWO;-Musharixiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan Deegaanka Gabiley Iyo Wakiilada Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan Deegaanka Gabiley Iyo Wakiilada Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
April 6, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Musharixiinta xisbiga ucid uga sharaxan golaha deegaanka degmada gabiley iyo xubno kamid musharixinta suharaxan golah wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay xadhiga musharax shucayb maxamed muuse oo mudo 12cisho sharci daro ugu xidhan xukuumada kaasi oo ay ugu baaqeen in ay xroyadiisa usoo celiyaan hadii danbi lagu hayana ay sharciga hor keeneen.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS